04/08/2026
Dagaalka aan sugeynay xalay waxay guusha raacday Iran inta qodab oo laga aqbalay 👀😳.mareykano bootada saan maka danbeysay.
📌 Shuruudaha Iran
🔸 Aan weerar la isugu imaan (Non-Aggression)
→ In aan la bilaabin wax weerar ah ama dagaal cusub oo ka dhan ah Iran
🔸 Xakamaynta Marinka Hormuz (Strait of Hormuz)
→ In Iran ay si buuxda u maamusho marinka muhiimka ah ee saliidda laga maro
🔸 Aqoonsiga kobcinta nukliyeerka (Enrichment)
→ In la aqoonsado xaqa Iran u leedahay kobcinta uranium-ka
🔸 Ka qaadista cunaqabataynta (Sanctions)
→ In la joojiyo dhammaan cunaqabataynta, kuwa tooska ah iyo kuwa dadban
🔸 Joojinta go’aamada Golaha Ammaanka & Board of Governors
→ In la tirtiro go’aamada Qaramada Midoobay iyo kuwa hay’adaha nukliyeerka ee ka dhanka ah Iran
🔸 Magdhow la siiyo Iran
→ In Iran la siiyo lacag magdhow ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka
🔸 Ka bixitaanka ciidamada Maraykanka ee gobolka
→ In ciidamada Mareykanka saaro Bariga Dhexe
🔸 Joojinta dagaalka dhammaan goobaha
→ In la soo afjaro dagaalka meel kasta, oo ay ku jirto Lubnaan
LAANDHEERE WA IRAN 🇮🇷👀